Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kaluun on September 14, 2016, 02:27:40 PM

Title: Su'aal: Sanka oo subax walba i xiran?
Post by: Kaluun on September 14, 2016, 02:27:40 PM
Asc wr wb. Daqaatiirta sharafta leh ciid wanaagsan  marka xiga waxaan ka qabaa su'aal ah in marka aan subaxdi soo tooso uu sanku aad ii xiran yahay hadana hindhisyo badan la socoto ilaa maalinka nuskii ama galabkii mar marna igama baaba'o ilaa habeenki kaniin fulutab ah baan qaatay ayaan hore waxba waan ka dareemi waayay kadibna waan joojiyay dhaktarna wali maan tagin ee bal wax iiga sheega mudo bil kabadana waa i hayaaa arinkan.
Title: Re: Su'aal: Sanka oo subax walba i xiran?
Post by: SomaliDoc on October 19, 2016, 07:09:34 PM
Sanka oo ku cabburan iyo hindhiso badan waa astaan lagu garto cudurka Sanboorka, akhriso qoraal ku saabsan iyo sida aad ula tacaali kartid: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5658.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5658.0)