Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saamiyo on February 27, 2017, 06:06:38 PM

Title: Su'aal: Muddo 9 bilood ku dhaw dhabarkaa i xanuunayo?
Post by: Saamiyo on February 27, 2017, 06:06:38 PM
Asc somalidc ilahey ajar hakaa siiyo aqontada aad nogu deeqday ok su.asheyda wa waxaa in mudo ah oo 9bilood ku dhaw i xanunaya dhabarka uur ayaan lahaa wan dhalay xanunkan dhabar xanunka eh markas ayu xanunka igu bilawday ilaa hada wu i haayaa oo 9bilod kaso waregatay Dhabarka lafahisa wey shanqarayan waxn u bahanahay inta badan in leyga istaago oo wan u bogayaa wan ronanaa markas dhaqtar wan tagay waxa leygu yiri qabow ba kugu jira dawoyin aya ley siiyay wan ronaday dawada marke iga dhamatay xanunki wu so laabtay kadib dhaqtar kale ayan u tagay sida ley haayo ayan u sheegay wuxu igu yiri waa romaatiisam iyo qabow dawada uu iso siyay waxna ima aysan tarin ilaa hada dhabarka wu i xanunaya marka dr maxad talo ahaan isiin leheed qeyr allha ku siiyee waxn rajeyna inad iso jawabi donto insh allah
Title: Re: Su'aal: Muddo 9 bilood ku dhaw dhabarkaa i xanuunayo?
Post by: SomaliDoc on June 04, 2017, 01:16:41 PM
Inkastoo fiicnaan lahayd inaad soo faahfaahisid qaabka uu xanuunka kuu qabto, laakiin waxaan filayaa in dhabar xanuunkaagu uu yahay nuucaan, ka akhriso halkaan qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7796.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7796.0)