Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Xikmatulzaid on February 28, 2017, 12:16:36 PM

Title: Su'aal: Waa maxay xonqorta ama warts?
Post by: Xikmatulzaid on February 28, 2017, 12:16:36 PM
Asc Dr.
salaan kadib waxaa rabaa in aad iga caawiso xonqor ayaa i wareerisay oo mar walba iga soo baxda dhaqtar waan
u tagay lakiin is badal ma arko meesha uu iga soo baxa waa groin iyo raayaha hoostooda ma wax dhib aad u weyn miyuu lee yahay
mise waa wax iska caadi ah mahad sanid
Title: Re: Su'aal: Waa maxay xonqorta ama warts?
Post by: SomaliDoc on June 04, 2017, 01:18:19 PM
Halkaan ka akhriso waxa ay tahay honqorta iyo waxyaabaha keeno: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2842.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2842.0)