Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jamaal on August 27, 2009, 11:37:03 PM

Title: Su'aal: Gudniinka Fircooniga iyo kan Sunniga?
Post by: Jamaal on August 27, 2009, 11:37:03 PM
Asalaamu caleeykummmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmm

maxay kal yihii gudniinka fircooniga iyo midka sunuga ah

maxay ku kala duwayihiin??/

waxan rabaa in la iga siiyo labadaan gudniin  waxay kala yihiin iyo  faa.idooyinkooda ay leeyihiin marka  uu  ninka  guursanayso noocee ufaa ido badan keesa aan urooneen

fadalan ha la iga jaahil bixiyo

waasalaamantiohiiiiiiiiiin
Title: Re: Su'aal: Gudniinka Fircooniga iyo kan Sunniga?
Post by: SomaliDoc on August 29, 2009, 04:31:36 PM
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan gudniinka oo dhameestiran
Halkaan Riix (http://www.ceegaag.com/fiinyarebackup/Qoraalada/2007/Nov%202007/gudniinka.htm)