Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mr Mahamed on October 27, 2016, 01:06:54 PM

Title: Su'aal: Shumaca iyo Fara-badnaha?
Post by: Mr Mahamed on October 27, 2016, 01:06:54 PM
su aasheyda waxay tahay

waxaan layaabay qololka guryaha waxaa ladhigaa shumay shumacaasna hoostiisa waxaa badana ku dhasho fara badne ee maxaa saba in uu ku dhasho shumaca farbad nahay mana la arko isagoo ku socda shumaca korkiisa waxaa kali la arkayaa isaga oo kujira shumaca hoostisa thanks ditoore
Title: Re: Su'aal: Shumaca iyo Fara-badnaha?
Post by: SomaliDoc on October 31, 2016, 04:07:30 PM
Fara-badanaha ma ahan inuu shumaca hoostiisa uu ku dhashay, ee wuxuu jecel yahay inuu ku hoos noolaado, sababtoo wuxuu ka helaa ku noolaanshaha meelaha diirrimaadka leh ee qoyan, maxaayeelay qaab dhismeedka sambabahooda ayaan saamaxaynin inay meel qabow ama aad u kulul ay ku noolaadaan.

Wuxuu kaluu cunaa oo uu ku nool yahay quraanshada, kutaanta, dhiqlaha, caarada iyo barambarada, waana xayawaano uu si sahlan ku heli karo isagoo ku hoos jira meeshaas.