Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mr Mahamed on October 27, 2016, 01:19:24 PM

Title: Su'aal: Dad badan ayaa cabo cofeyga?
Post by: Mr Mahamed on October 27, 2016, 01:19:24 PM
Ditoore waxaan ku weydiinayaa
dad badan ayaa cabo cofeyga waxayna u cabaa siyaabo kale duwan qaar ayaa ucabo in ay hurdada iskaga wadaa qaasatan ardayda jamacadaha iyo kuwa iskuulada
qaarna waxay u cabaan in ay fir fircooni kahelaan

cofeyga waxaa ku jirto maado layiraahdo cofi eyna maxayna tar taa oofaa ido ah mana laydahay qasaaro?
 
maxaa ka dhaxeyo cofiena iyo adonosine ?

masababi karaa kofeyga wadna xanuun qoraalo qaar waxay leyihiin wadnaha ayuu uronyahay?

maley yahay da lagu cabo cofeyga ?
Title: Re: Su'aal: Dad badan ayaa cabo cofeyga?
Post by: SomaliDoc on October 31, 2016, 03:59:08 PM
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan Kaffayga: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5984.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5984.0)