Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Anwarka on September 07, 2017, 01:30:32 PM

Title: Su'aal: Weligey habeenkii riyo darteed iskuma qoynin?
Post by: Anwarka on September 07, 2017, 01:30:32 PM
Waxan kudhawahay 22 sano
waligeyna iskuma arag wax riyada habeenki ah 'wet dream'
maxa sabab u ah?
Title: Re: Su'aal: Weligey habeenkii riyo darteed iskuma qoynin?
Post by: SomaliDoc on August 02, 2018, 06:55:02 PM
Taasi waa dabiici, qof walbane qasab maahan inuu isku arko riyooyinkaas. waadne caafimaad qabtaa.