Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Khadarsamiir on June 05, 2017, 05:21:35 PM

Title: Su'aal: Burada wajiga kasoo baxda ma la iska jari karaa?
Post by: Khadarsamiir on June 05, 2017, 05:21:35 PM
Asc marka hore Dr.                   
Burada wajiga kasoo baxda ma la iska jari karaa inkasta ooyna wax dhib ah igu hayn?
Title: Re: Su'aal: Burada wajiga kasoo baxda ma la iska jari karaa?
Post by: SomaliDoc on January 24, 2018, 07:59:41 PM
Buro waa magac koobo kasoobaxyo badan oo jirka ku samaysma, waxaa haboon inaad tilmaantid ama muuqaalkiisa aad noo soo gudbisid nabarka aad ula jeedid burada.