Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Fatimah M on February 25, 2016, 08:52:32 PM
-
Asc Somali doctor ilahay ajar iyo xasaad ha idinka siiyo faa'idada ad no haysaan su'aashaydu waa waxaa I xanuunta mudo lafta dhabarka meesha u dhaxaysa labada garab aad ayay ii olashaa waxaynA Isla Kay xanuunta dhinaca hore e laabta on u malayn in lagu magacaabo labxada siiba markaan gaajodo ayay saaid i olashaa fastaa dhabarka waxaan u maleeyay gaas tuubo ayaa calosha LA iga firiyay gaas MA lihid ayaa LA I dhahay mudo ayay I xauunaysaa laftaas waana si olal o Kala ah ilahay khayr ha idin siiyo
-
Meesha aad tilmaantay in ay ku xanuunayso waxyaabo badan ayaa keeni karo, waxaana kaga hadalnay qoraalkaan ee akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3430.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3430.0.html)