Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jaaburi on July 03, 2010, 02:18:58 PM

Title: Su'aal: Shahwadu halkey martaa markii haweenka loo galmoodo?
Post by: Jaaburi on July 03, 2010, 02:18:58 PM
walllal waxaan rabaa in aad iga jaahil bixiso haweyndu marka loo galmoodo oo ee shahwado timaado  xagee biyo abaaraa micnaha oo ey ku dhacaa ma minka walala waxaan rabaa faah faahin buuxda hadaad su,aashaan easy u aragto dad banana aqoon u lahey walal jwb iga soo sii thnks
Title: Re: Su'aal: Shahwadu halkey martaa markii haweenka loo galmoodo?
Post by: SomaliDoc on July 05, 2010, 10:52:19 PM
Shahwada markii farjiga lagu dhex daayo wuxuu ka qudbaa faraatiga ama luqunta isagoo u socda minka.
Kadib wuxuu u sii gudbaa ugxan-sidaha si uu bacrimayo ugxanta isagoo ka soo gudbay tubooyinka.