Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Zamzam Abdirrahman on June 20, 2016, 09:12:38 PM

Title: Su'aal: Xanun badan oo ah wareega xundhurta hoosteeda?
Post by: Zamzam Abdirrahman on June 20, 2016, 09:12:38 PM
Waxan ahay xaas laba bilood laga bilaabo maalintii aan guri galay waxan dareemaya xanun badan oo ah wareega xundhurta hoosteeda iyo naasaha oo intay idararaan samaynaaya xanuun iyo garaac mana ihi pregnan. waxan tagay dhakhtar igumanuu sheegin wax xanuuna wuxuna iso siyay dawooyonkan Epicozym, INDO-A= Suppository 100gm, and Azin 500gm (Azithromycin
)
Dhakhtar waa maxay xanunka calamadahan leh
Title: Re: Su'aal: Xanun badan oo ah wareega xundhurta hoosteeda?
Post by: SomaliDoc on July 28, 2016, 04:04:40 PM
Halkaan ka akhriso jawaabta: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6468.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6468.0)