Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saleeban Axmed on September 28, 2015, 01:20:00 PM
-
manshalaaah wlahi cilimaad ii siyaadiseen ilaahybaa ajar didinka siinaya allow cilmiga idiin siyaaadi wll wxn doonayaa inaan ii sheegtaaaan qaybaha dhiiiga iyo shaqadoooda iyo shaqada dhiiiga uu qabto jidha
-
Horay ayaan waxaa uga hadalnay qeybaha baaritaanada dhiiga kuwooda ugu muhiimsan ee ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1130.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1130.0.html)