Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kaynanyare on November 24, 2019, 10:48:13 PM

Title: Su'aal: Cillad dhinaca wadnaha ah?
Post by: Kaynanyare on November 24, 2019, 10:48:13 PM
Asc dr aniga waxaan qabaa cillad dhinaca wadnaha cilladaasoo aan qabi jiray ilaa intii aan garaadsaday waxa aan dareemayana waa wadnaha garaaciisa sida dabiicigaa  si caadiya ayuu u shaqeeyaa oo garaaciisu marna waa degenyahay marna   marka qofku uu naxo oo kale waa dhug dhug leeyaa balse aniga ciladaydu waa garaaca wadnahaygu markaan xoogaa joogaba wuu khaldamayaa oo garaacii caadiga ahaa intuu iska badalo ayaa waxaan dareemayaa in garaacii wadnahaygu hal mar intuu jag dhaho hadana caadi noqonayo markaas ka bacdi  aan naxo dhakhtar waan u tagay oo bahasha garaaca wadnaha lagu cabiro uu i saaro balse ciladaydu maaha mid joogta ahe waa mid mararka qaarkoodee uu dhaho wadnahaagu waa caadi xitaa computerka wadnaha waa lay saaray marka dr su ashaydu waa xanuunkaas ma noqon karaa xanuun aad bogiina kaga hadasheen kaasoo ah atrial fepleshin  (( ama wadne gariir))waad mahdsantihiin ciladaasna maalinkasta si joogta ah waan ula kulmaa wabilahi tawfiiq