Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mohamedabdirisack on December 22, 2016, 09:53:46 PM

Title: Su'aal: Qofka afka ura sidee loo dabar gooyaa?
Post by: Mohamedabdirisack on December 22, 2016, 09:53:46 PM
DHAMAN WAN IDIN SALAMA DR MESHA JOKO AD AYAT UMAHAD SAN TIHIIN WAQTIGANA QALIGA OO AD INO HURTEEN

#2su.al ayan qaba oo ah qufka afka ura ama afka khurma su uu udabar gooyo mar walbo uu cadaysana hadu isticmalo dawada lagu caydo iyo buresh keeda ma dhib ayay ukenee

mida xigta afka marka la cadaynaa dhiig aya iga imaado dhigane mx udawo ah on ku joojin kara

wat mahad san tihiin
Title: Re: Su'aal: Qofka afka ura sidee loo dabar gooyaa?
Post by: SomaliDoc on March 06, 2017, 05:01:07 PM
Qoraalkaan baan kaga hadalnay waxyaabaha keeno af-urka iyo siyaabaha loola tacaalo ee akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1610.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1610.0)