Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ilyaasmaxamed on December 26, 2017, 05:39:10 PM

Title: Su'aal: Cunug yar oo kaadi ka qoyan isagon ogayn?
Post by: Ilyaasmaxamed on December 26, 2017, 05:39:10 PM
Asc dhammaan bahda somalidoc
waxaan rabaa inaad iisheegtan
Canug yar oo 7 jir 8 jir ah oo ayaa  waxaan ku aragnay  in isagoo is ogayn ay kaadida ka difiqdo ama dhib dhibca
Yar oosan dareemin ka qoymaan sarwalkisa...fadlan jawaab fiican ayaan idinka sugaa iyo taloyin fiican
Title: Re: Su'aal: Cunug yar oo kaadi ka qoyan isagon ogayn?
Post by: CilmiSabca on January 03, 2018, 11:03:05 PM
Fadlan ka akhriso linkigaan hoose qoraal ku saabsan su'aashaada:-
https://goo.gl/MksmnQ (https://goo.gl/MksmnQ)
Sidoo kale akhriso linkiyada ku jira isla gudaha boggaas, dhammaan linkiyadaas waxay ku siin doonaan xal talooyin ku dhiiri galin doona.