Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ladane on December 31, 2017, 10:06:10 AM

Title: Su'aal: Shahwadaydu midabkeedu wuu badalan yahay?
Post by: Ladane on December 31, 2017, 10:06:10 AM
Asc dr si salaan kadib wan kaga mahadcelinayaa howshaan ad ummada u haysaaan markaan howsheyda ug guda galo dre waxaan dareemayaa in shahwadeydu midabkeedu yara badalan yahay oo yellow tahay arintaas caafimad ahan sidee tahay sidee loo daweyn karaa miyayse saameyneyaaa miyay keentaa madhaleysnimo ama ineysan xaaska uur qaaadin??? Mahadsanid dr
Title: Re: Su'aal: Shahwadaydu midabkeedu wuu badalan yahay?
Post by: CilmiSabca on January 03, 2018, 10:32:29 PM
Halkaan ka akhriso jawaabtaada:
Riix linkigaan
https://goo.gl/Sp7tZz (https://goo.gl/Sp7tZz)