Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Seynabsheekh on January 04, 2018, 12:15:44 AM

Title: Su'aal: Iftiin iyo mugdi indhaha ah?
Post by: Seynabsheekh on January 04, 2018, 12:15:44 AM
Asc dhaman dhaqatirta sharaftaleh sida mutadawacnimada umadiina ugu faaideysan ajar alaha idinkasiyo
Marka xigta waxan rabaa suaal  ku saabsan arin ilasodaristay mudo 6 bilod ka hor taaso ah marki uhoreysay  isha midig aya waxa ka dareemay hoos ad uweyn o mugdi ah oo hal dhinac ah iyo bara yar yar iyo iftiin marmar ah kadib dhaqatiir aya utagay wala baray  wax waa laga  waayay waxayna dhaheen indhaha wey fiicanyihin istares aya ku hayo wan. Kaso tagay dhaqtarkalana ma aadin hadana wixi wey igu so bateen iftiin waxa arkaa yaryar iyo mid qaansada roobka ueg labada indhodba wan ka arka iftinkas kan qansarobadka waa hal il barta mugdiga ah geesaheeda ku arkaa marka cudur nocaana majiraan mise waa waxyaba kale ?
Title: Re: Suaal iftiin iyo mugdi indhaha ah
Post by: CilmiSabca on January 04, 2018, 12:36:04 AM
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan Caadka indhaha.
Riix linkigaan:-
https://goo.gl/c22LpT
 

Halkaanna ka gal Qeybta Cudurrada Indhaha
https://goo.gl/rvsMee
Boggaga ka buuxa qeybtaan raad raac ku samee si aad uga dhex heshid jawaabtaada.