Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Baashi753 on August 09, 2020, 09:03:30 PM
-
Asc dhakharirta sharafta leh slan kadib wxaan qabaa sua,al, suashayda waa sida tan "waaxaan in mudo ah la ladhibanahy kaadida oo igubta iyo dhabar xanuun iyo wixii lamid ah cisbitaalo badan waan tagay daawo infection ah ayaay isoo qoreen balse waxbo waa iga tari waysey,muddo kadib waaxan isku arkey xiniinta oo iyaraty kadib waxaan adaay isbitaalka digfeer waxa la idiray baritaan kadida ,dhiig iyo rajato waxayna igu dhaheen infection ma qabtid ilaa hada 2 sano ayaa laga jogaa wali sidii ayaan ahay antibiotics badan waan qaaty xaas malihi waligay galmo maan sameen ; mida kale hada kahor anigoo yar ayaa jug iga gaarta xiniinta bidix wayna i xanuuntaa gaas daran horey waan uqabay hada kahorna waxaa laiga daweeyay keli xanuun ,fadlan iga jawaaba ciladan sida làgu xalin karo aad ayan ula dhibanahy.