Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Awliya on October 10, 2018, 12:55:03 PM

Title: Su'aal: Ekfishinka iyo uurka?
Post by: Awliya on October 10, 2018, 12:55:03 PM
Asc dr waxan rabaa inaan ku waydiiyo waxaa la igu sheegay in ekfishin aan qabo isla markaasna uu makaanka hareerihiisa dheecaan ku sameeyay markaa ekfishinkaasi ma ka hortagi karaa in aan uur qaado dhawr bilood ayaanan hada uur yeelan wsc
Title: Re: Su'aal: Ekfishinka iyo uurka?
Post by: SomaliDoc on February 27, 2019, 08:28:50 PM
Infekshanka hadduu badan yahay ama saameeyan xubnaha uurka qaabilsan sida makaanka, tubooyinka iyo ugxan sidaha wuu saameyn karaa, faahfaahinta infekshankaas ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5709.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5709.0)