Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Liban mohamud on January 18, 2019, 12:07:56 AM

Title: Su'aal: Kaadida oo i kululeyso markay i qabato?
Post by: Liban mohamud on January 18, 2019, 12:07:56 AM
Asc aad ayaa u mahadsantihin runti waxa daremaya kaadida oo i kululeyso marki i qabato
Title: Re: Su'aal: Kaadida oo i kululeyso markay i qabato?
Post by: SomaliDoc on September 08, 2019, 05:29:20 PM
Kaadida oo ku gubto markay soo baxayso ama ku qabato waxay tilmaan u tahay caabuqa kaadi mareenka ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3237.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3237.0)