Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kamaal on August 17, 2017, 09:48:30 AM
-
Asc docter waxan isku arkay xaako badan oo qaaq da ku hayo maxaa keena arintaan
-
Wax badan ayaa keeni kara oo ay ugu horayso caabuqa dhuunta sida quumanka oo kale.
Faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1116.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1116.0)