Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Akhaa Binu Jowhari on January 25, 2018, 05:40:37 PM

Title: Su'aal: Avascular Necrosis (AVN)?
Post by: Akhaa Binu Jowhari on January 25, 2018, 05:40:37 PM
Asc.
Doc, waxan doonayaa in aan wax ka ogaado, cudurka (Osteonecrosis)
Definition-ka, causes  and diagnosis?
Waxan kuu rajeynaya jawaab wacan.
Title: Re: Su'aal: Avascular Necrosis (AVN)?
Post by: SomaliDoc on December 11, 2018, 12:08:43 AM
Avascular necrosis waa cillad ka timaada markii dhiiggu ka xirmo lafta, waana xaalad ka dhalato isticmaalka muddada dheer ee daawooyinka steroid-ka iyo dadka aad u caba khamriga, waxay cilladaan badanaa ku dhacdaa lafta bowdada, taasoo xalkeedu yahay qalliin.