Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Safiya Cali on April 29, 2018, 03:33:26 PM

Title: Su'aal: 3bilood kdib qliin qanjidhada ah?
Post by: Safiya Cali on April 29, 2018, 03:33:26 PM
Asc dr qof rag ah ooo lagu sameeyay qaliin qanjidhka thyriod gland markii lagu sameeyay 3bilood kdib qalinkii wuxuu rabaa inuu ku laabto gym ma sameyn kraa dr wax tusaaleo iyo tusaale isheeg plz
Title: Re: Su'aal: 3bilood kdib qliin qanjidhada ah?
Post by: SomaliDoc on December 21, 2018, 09:56:45 PM
Haa, gym-kaaga waad ku laaban kartaa hadduu qalliinku ka soo wareegtay inta aad sheegtay.