Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Caydiid on December 14, 2018, 11:19:19 AM

Title: Su'aal: Habla-baasta qof weyn ku dhacda?
Post by: Caydiid on December 14, 2018, 11:19:19 AM
ASC WR WBR

Salaan kadib Dr, qofka hablaas ku dhacday si jooto ah ma u maydhan karaa, welibana biyo diiran oo leh dhitoyl iyo milix khaasatan ma isticmaali karaa maalinkii 4 ilaa 3 jeer.

Sidoo kale waxa ay dadku ku odhanayaan haw soo bixin dibada waayo waad ku shaashoobaysa oo beerka ayey dib ugu noqonaysaaa ama mudada jiritaankeeda ayaa sii dheeranaya.

Dhakhtar maxay tahay sababta qofka habla-baastu ku dhacdo in cadceeda la jiifiyo oo buste iyo alaab culus dhakada laga sii saaro inta uu cadceeda qaadanayo?



Waad mahadsan tahay dhakhtar....
Title: Re: Su'aal: Habla-baasta qof weyn ku dhacda?
Post by: SomaliDoc on April 12, 2019, 09:10:11 PM
Walaal halkaan ka akhriso qoraal faahfaahsan oo ku saabsan xanuunka hablobaasta ama busbuska: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=831.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=831.0)