Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Badri Omar on September 19, 2018, 09:22:31 AM
-
asalamucaleykum dr Magacaygu waa badri Waxaan rabay inaan ku weydiiyo hooyadey jiran tahay laba bilood waxa laka qaaday laba jeer dhiiga waxa laa dhahay in ay leedahay macaan [sokor]
laakin ma laha astaamaha qaar ee macaanka sida qadi badan, haraad badan ama afka oo qalala lakin waxay ledahay gacma iyo cagaha oo kulul .
-
Casharo badan oo ku saabsan cudurka Macaanka oo dheeri ah halkaan hoos ka akhriso.
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1145.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1145.0.html)