Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Shibane on December 07, 2016, 05:49:53 PM

Title: Su'aal: Waxaa jirkayga ku soo noqnoqdo qawid?
Post by: Shibane on December 07, 2016, 05:49:53 PM
asc wr wp magaceygu waa abdinasir dhaqtarka waxaan rabaa in aan su aal weydiiyo suaasha aan weydinayana waxaa waaye waxa aa marar badan jirkeyga ku soo noq noqdo wax la dhaho qawid waa jirka oo cad cad noqodo qoorta duudka wajiga gar baha waxan u bahanaa in aan weydiiyo dhaqtarka sidee loo dawen karaa si uu san mar danbe igu soo noqoon iyo waxa ku haboon oo looga hortagiu karo dhoor jeer ayaan dhaqtar tagay waxana oo igu dhahay waa bacteria waxan qaljiya ayaa uu ii soo qoray marna waxa oo igu dhahahy waa dry skin anigase marwalba cream waan marsaadaa ee dawadiisa ii sheeg iyo sidaan isaga daweyn karo
mhd snd
Title: Re: Su'aal: Waxaa jirkayga ku soo noqnoqdo qawid?
Post by: SomaliDoc on January 16, 2017, 01:46:15 PM
Qawidaka ma keento bakteria, loomana qaato qallajiye, wuu sii faafinayaa, cilladane ma ahan kor qallayl.
Akhriso qoraalkaan si aad u ogaatid jeermiska keeno iyo sida loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2313.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2313.0)