Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Luluu114 on March 25, 2016, 05:36:49 PM

Title: Su'aal: Haaraha ka so baxa qoorta?
Post by: Luluu114 on March 25, 2016, 05:36:49 PM
Assalamo Caleykum ,

Wan idiin salaamay dhamaan dhakhaatiirta sharafta badan waadna  ku mahdsan tihiin sida aad bulshada ugu haqabtirtaan su,aalahooda, salaan kadib walal waxaan idiin weydiinayaa ,gabar walaashey ah ayaa waxaa kaso baxay haaro madmadoow ka bilaabata labada qadaad iyo qoorta illa naasaha ka kor waxeeyna dareentaa cun cun marka aay dhidido ama ay jimicsi sameeyso marka kor laga arkayo waxaa loo maleeyaa in aay wax saaran yihin marka la taabtana waxad daremeysaa sida meel qaleel ah ama qolof saaran tahay marka maxaa sababi kara ayaad is leedahay jazaakuma Allaahu kheyran.
Title: Re: Su'aal: Haaraha ka so baxa qoorta?
Post by: SomaliDoc on April 10, 2016, 10:58:15 PM
Cudurrada maqaarka ku dhaco waxaa lagu gartaa aragti ee dhakhtar maqaar u gey fadlan.