Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ifrah on August 07, 2010, 05:33:18 PM

Title: Su'aal caajiib ah???
Post by: Ifrah on August 07, 2010, 05:33:18 PM
ASC dr su aal layaableh ayaan qabaa mana rabo mesh su allah inaan kusoo bandhigi wxaan rabaa inaad igu soo jawaab tid SI DEGDEG AH   inshallah su asho watan waxa ii joog wiil yar oo aan gaarin 5 sano lakin hadii aad aragto u qalma 7sano waxaan ku arakay wiilk asida nin qaaan gaaray oo kale ayuu dareemihiisa kcaaya markuu arko wax nin rAga dareenkiisa kiciya  markasuu wax si ah mayaqaan markusuu xubintiisa hoos u celcelinayaa cajiib !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! mm wax suurta gal ah baa ? mise  mide  KALEmaxaa igulatalin laheed  thnx
Title: Re: Su'aal caajiib ah???
Post by: SomaliDoc on August 13, 2010, 03:49:59 PM
Waa wax caadi ah in caruurta da'daan ah ay dareen kacsi yeeshaan, weliba iyagoo da'daa ka yar ayay dareen noocaas ah yeelan karaan inkastoo ay ku kala duwanyihiin caruurta heerka dareenkooda kancsiyeed uu gaarsiisanyahay.