Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jaamac2020 on June 02, 2016, 02:59:55 AM

Title: Su'aal: Kaluunku muxuu faaido leyaha?
Post by: Jaamac2020 on June 02, 2016, 02:59:55 AM
waan kusalamay dhakhtar waxaad iiaheehtaan Kaluunku muxuu faaido leyahay kan caadoga ah iyo kan Qasacada iyo kan wabiga laga helo

waad mahadsantahay
Title: Faa'idooyinka Caafimaad ee Kalluunka.
Post by: SomaliDoc on June 20, 2016, 02:27:27 PM
(http://somalidoc.com/Topics/kalluun.png)

Bismillah.

Kalluunka ma malaayga waxaa lagu tiriyaa cunnooyinka ugu caafimaadka badan.

Kalluunka waa cunnada ugu horayso ee laga helo saliida loo yaqaano "Omega 3" oo faa'ido badan u leh jirka iyo maskaxda.

Waxaan qoraalkaan ku xusi doonaa 10 faa'ido oo cilmibaaris lagu hubiyay iyo caafimaadka laga helo.


Ogow markasta waxaa caafimaad badan kalluunka fresh-ka ah, wuuna ka fiican yahay kan qasacadaha ku jira.

Akhriso qoraal ku saabsan Caafimaadka Digaaga: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6879.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6879.0)
Akhriso qoraal ku saabsan Caafimaadka Qumbaha: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6702.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6702.0)
Akhriso qoraal ku saabsan Malaayga iyo Uurka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4490.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4490.0)

Haddii aad su'aalo caafimaad ah qabtid iigu soo dir qeybta su'aalaha: http://somalidoc.com/smf/index.php?board=31.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?board=31.0)
http://somalidoc.com (http://somalidoc.com)