Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hussein Yusuf Nur on September 24, 2018, 03:57:07 PM
-
Asc WrxmtAllah SomaliDoc.
Waxaa jirto gabar wlshy ah, oo loo soo qoray daawooyin qallajiyaal ah.
Markii ay qaadato dawada, wey ku lalabooneysaa, waana cirbado.
Fadlan, talo iga siiya arintaan.
Mahadsanidiin.
-
Waxaa laga yaabaa inay cirbadaha ay awoodoodu badan tahay, waxaa kaloo suuragal ah in waxyeelalda qallajiyahaasi uu ka mid yahay lalabo, marka haddii ay tahay wax daawada ku eg kaliya waa inay la tashataa dhaktharka u qoray.