Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Canabcumar on July 27, 2017, 04:31:38 PM

Title: Su'aal: Naasaha dumarka iyo dareenka gabadha?
Post by: Canabcumar on July 27, 2017, 04:31:38 PM
Asc somalidoc waxaan rabaa inaan laba su aalood idin waydiiyo ta koowaad waxa weeye gabadha labadeeda naas marka ay kala dheer yihiin si dabiici ah ma jirtaa dadaalo ay samayn karto say isku soo gaaraan ama isu le ekaadĂ n?
Ta labaad waxa weeye dareenka saa idka ah ee gabadha maxaa keena inuu bato ama sababa mise waa wax caadi ah oo sida Ragga u kala dareen badan yihiin ayay dumarkuna u kala dareen badan yihiin ?mahadsanidin
Title: Re: Su'aal: Naasaha dumarka iyo dareenka gabadha?
Post by: SomaliDoc on May 25, 2018, 11:35:08 AM
Su'aasha hore waxaan uga jawabnay qoraal gooni ah ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3304.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3304.0)

Su'aasha labaad, waa sax haweenku isku dareen maahan sida ragga u kala duwan yihiin ayay u kala duwan yihiin, link-gaan hoose ka akhriso waxyaabaha yareeyo dareenka dumarka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3818.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3818.0)