Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Omar yare on July 28, 2017, 11:44:32 AM

Title: Su'aal: Budada murqaha loo isticmaalo?
Post by: Omar yare on July 28, 2017, 11:44:32 AM
Asc somali doctor aad ayaad umahadsantihiin sida wanagsan aad bulshada ugu adeegtan ilaahay ha idinka abaal mariyo.
Waxaan wiil dhalin yara ah waxaana dhigtaa gym
Marka waxaan rabaa inaan isticmaalo daawada murqaha lagu weyneesto ama budada dadka qaar ay u yaqaaniin brotein
Marka waxaan rabay inaan idiin weydiiyo wax sameen ah caafimaadkay maku yeelanaysaa budadaas mahadsanidiin.
Title: Re: Su'aal: Budada murqaha loo isticmaalo?
Post by: SomaliDoc on May 25, 2018, 11:40:40 AM
Daawada aad isticmaalaysid nuuceeda ayay ku xiran tahay, qaar badan waxay leeyihiin saameyn sida aan horayba ugu faahfaahinnay casharkaan, ku dhufo link-ga: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3797.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3797.0)

Midda kale waxaad samaysan kartaa protein dabiici ah oo murqaha loogu talagalay ee loo yaqaano "Whey protein", faahfaahinta ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7443.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7443.0)