Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Amina abdirahman on February 16, 2019, 06:24:34 PM

Title: Su'aal: Shaaha dumarnimada muu yareeyaa?
Post by: Amina abdirahman on February 16, 2019, 06:24:34 PM
Asc
Dr waxaan rabaa inaa ku weydiiyo shaaha dhibaatoyin miyuu leyahay xaga dumarninada micnaha dumarka dhibaato miyuu u keenaa
Title: Re: Su'aal: Shaaha dumarnimada muu yareeyaa?
Post by: SomaliDoc on November 10, 2019, 12:41:44 PM
Maya, shaaha saameyn kuma lahan dumarnimada iyo ragannimada qofka....

Waxaa la sheegaa shaaha ugu qiimo badan dhinaca caafimaadka inuu yahay kan cagaaran, halkaan ka akhriso qoraal aan hadda ka hor uga hadalnay: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6210.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6210.0)