Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Aar on March 26, 2012, 05:31:44 PM

Title: Su'aal: Ilkaha ayaa sida budada ii daata?
Post by: Aar on March 26, 2012, 05:31:44 PM
asc
waxaan slamay dhamaan dhakhaatirta sharfta leh ee ufudaydisay webkan si aan uga faaidaysano waxaan anigu leeyahay thanks for all medical doctors and users, intaas kadib waxaan hayaa sulaalo ku saabsan sidan taan

* waxaan rabaa in laiifahfahiyo waxaan leehayay ilkah ayaa sida budada idaata waxaan isku arkay  

thank you
Title: Re: Su'aal: Ilkaha ayaa sida budada ii daata?
Post by: SomaliDoc on April 06, 2012, 05:33:25 PM
In ilkaha kaa daataan waxaa keeni karo labbo mid, in ilkahaaga ay daciif yihiin oo ku yaryahay kaalsiyamka oo si sahlan u burburayaan iyo in caabuq haleelay ama suus ku dhashay oo ilkaha baabi'iyay ee fadlan la xiriir takhtar ilkaha ku taqasusay.

Haddii kaalsiyamka kugu yaryahay waxaa lagu siinayaa kaniiniyaal sare u qaado, haddii caabuq ilkaha kaa heystane wuu kaa daaweyn doonaa insha'llah.