Somali Medical Forums

Allied Health Professions => Lab Students and Technicians => Topic started by: Cabdiqani_ysf on February 23, 2015, 03:21:33 PM

Title: Faaidada barashada Laboratory iyo Masterkiisa?
Post by: Cabdiqani_ysf on February 23, 2015, 03:21:33 PM
walaal magacaygu waa cabdi qani waxaan jooga magaalada hargaysa aad iyo aad ayaan ugu mahad celinayaa dhamaan dhakhatiirta sharafta leh ee webkan ku kulansan.
Suaashaydu waa: walaal jaamacad ku taal hargaysa oo la yidhaa adna adan university hospital ayaan ka dhigtaa labarotary walaal waxaad ii soo sheegtaan faaiidada labarotray iyo sida masterkiisa loo diyaarin karo iyo qaybihiisa idinkaa u leh aqoon.