Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashom on November 26, 2016, 07:37:34 AM

Title: Su'aal: Farqiga siigeysiga u dhaxeeyo?
Post by: Ashom on November 26, 2016, 07:37:34 AM
In xaas Kaada kuu siigeeyso ama ee gacanteeda kaaga keento manida

Iyo in aad gacantaada iskaga keento
Farqiga u dhaxeeyo mxoo yahay caafimaad ahaaan...
Title: Re: Su'aal: Farqiga siigeysiga u dhaxeeyo?
Post by: SomaliDoc on December 16, 2016, 08:32:32 PM
Farqi dhinacee ah ayaad ka wadaa?
Title: Re: Su'aal: Farqiga siigeysiga u dhaxeeyo?
Post by: Ashom on December 16, 2016, 08:53:19 PM
Farqiga u dhaxeeyk dhibaatada Ka timaada siigada
Markiin aan aniga siigeeysto iyo markii xaaskeeyga ama qof dumar ah kuu siigeeyso
Waa maxaay farqiga u dhaxeeyo waxyeeleynta