Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Zakayow on August 20, 2018, 09:00:14 AM

Title: Su'aal: Bell's plasy ama afqalooca?
Post by: Zakayow on August 20, 2018, 09:00:14 AM
Asc wr wb

Waxaan rabay inaa kusualo dhaqtar xanuunkan afqalooca ama afka qalaad loyaqaano bell's palsy ayaa igu dhacay muda isbuuc ah waxaan utagay dhaqtar dhaqtarkii dhawooyin buu isoqoray kadib dawoyinkii marka dhowr bari isticmaale afka wuu isoyara noqday lkn wajiga dhinacuu igadhacay dareenkii iyo dhaqdhaqaaqi ba iga maqan wali ishana ma idaboolmeyso ilaa mudo isbuuc iyo bar buu ihaya
Title: Re: Bell's play's ama afqalooca
Post by: CilmiSabca on August 20, 2018, 11:11:42 PM
Fadlan linkigaan hoose guji oo ka akhriso xanuunka
Af Qalooca (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2715.0.html)
Title: Re: Su'aal: Bell's plasy ama afqalooca?
Post by: Zakayow on August 23, 2018, 07:40:41 AM
Mhdsanid wan aqristay dawooyin ba la isoqoray oo kala duwan hada muda ilaa isbuuc iyo door bari wuu ihaya marka mequ kutagaa xanuunkan