Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cadnaan77 on August 26, 2018, 05:51:06 PM

Title: Su'aal: Waxaan ka xanuunsanahay caloosha?
Post by: Cadnaan77 on August 26, 2018, 05:51:06 PM
Marka hore waa mahadsan tihiin waxaa idinka codsanaa in aad iga jwaabtaan su aal ah waxaa ka xanuun sanahay caloosha waxaa leyga qabtaa boga hoostiisa badanaa markaa gaajo dareemo uu ixanuunaa khaasatan subaxii markaa wax cuno wuu i daayaa xanuunka ilaa 5 daqiiqo camal uu ihaayaa caloosha qeylo iyo shanqar saaid ah aa ka yeereyso markuu xanuunka iqabto waxa kale oo aan ka daalaa garbaha ama murqaha dhabarka iyo gacmaha aa xanuun ka dareemaa iyo daal tabar la aan afka faruuryaha waa idil dilaacaan markasto faruurta waa i xanuune waana bogtaa waxaa kale oo iga boga ama iga dil dilaaco guska afkiisa hore xaniin yaha iyo ilaa dabada waxaa ka dareemaan cun cun siiba markaa kulely i qabto habeenkii markaa bustaha hoos galo cun cun zaa id ah aa ka dareemaa xaniin yaha ilaa dabada waxaa uu xanuun kaa ihaayaa ilaa 4 sano ilaa 5 sano dhqtar waa tagay caloosha aa tuba leyga galiyay waxne wey iga waa yeen saxaro wey iga qaadeen waxne wey iga waayee