Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Fitah Khan on July 14, 2016, 01:37:18 PM

Title: Su'aal: Wadna xanuun iyo wadna garaac jogto ah?
Post by: Fitah Khan on July 14, 2016, 01:37:18 PM
asc dhaman bahda somaliDoc waxan ad idiin LA mahad celinaya sida wanagsan ee ad nogu farxad galiiseyn iyo sidaa balaran ee ad nogu fahfahiiseyn qeybaha xanuunada
waxan jeclahay inaad ii fahfahiim dontan insha Allah
xanuunkeyga wasidaan
1:madax xanuun jogta ah
2:wadna xanuun iyo wadna garaac jogto ah
3:wareer iyo jidhka dhan oo ijariira
4:jidhka dhaan oo dab iga shiidan
5:cago oolal,gacmo oolal iyo maskaxda oo dab iga shiidan
6:cabsi an cadi aheyn iyo waxan kacabsanayo anan jiirin sida miintida,dhimashada,roobka,iyo hilaca
7:laabta oo cariiri ii noqota
sida kale waxan an sameyn jiiray oo an ka fadhistay haddi an isku dayo ama anku fikiroo inan sameyo culus ba iga karaa mana awoodo
waxa kale oo an ka fadhistay waxbarashadii bulshadan dhexgali jiraay iyo baananka dhaan waxyabaha lisku mashqulso sida tvga oo kale ma awoodo inan dawaado
dhagaheygu waxan moda in shinbiir ama wirig iga qeylinayoo  cunaha waxan moda in leyga cejiinayo kuqunta iyo qorta oo culus iga koora
marka walalayal waxan xanuunsanahay 7bilod ah dadeydu 18jiir waxan idiinka codsanahay inaad iga cawiisan wax alala ad igu dhantaan shukraan :(
Title: Re: Su'aal: Wadna xanuun iyo wadna garaac jogto ah?
Post by: Abdiselamhaji on July 17, 2016, 06:56:37 PM
Walaal horta ilaahay haku caafiyo, koleey dhaqaatiirtana waan sugaynaa,  ee sxb wax hore oo dhib ah miyaa kusoo maray ood kanaxdo?  Sida shil gaari, dhimasho qofaad jeceshahay, gubasho, mase jirdil.  Waxaa kaloo calaalamadahagu u egyihin inaad  gaaska stresses ka Wata aad qabto.  Calaamadahaga qayb kamida anaa isku arkay waxaana kugula Talinaa inad isdajiso, ilaahna barido
Title: Re: Su'aal: Wadna xanuun iyo wadna garaac jogto ah?
Post by: Fitah Khan on July 19, 2016, 12:09:47 PM
walal macan shiil gari wan galay balse wan yaray oo waxad aheyd 2007 ano jogo muqdisho cudurkan neh waxan isku arkaay 2015 bishi 12ad walal macan xanuunkan marku igu bilawdaay aley qur an saraay kadiibna waxa IGA dhexqeylisay naag jiin marka walal hada ad baan u ronahay alhamdullilah gaas ad uu xuunna waan qabaa marka walal inkasto an ka roonahay xanuunkii adka u badnay hadda wali wan iska xanunsanahay hora lo yihi ruux buukow boqol Ku talisaay marks wan wareray oo qofba wax ayu iska sheegaya markaa dhaqatiirta ayaan la taliin karaba hadda waxa iidhibayo waxa water
1:markaan damco inan maliinkii hurdo ma awoodo inan hurdo hurdo wey iiqabaneysa markan sariirtaa tago laabta aya cariri inoqota waxan kalo dareema in feeraha leysku keenayo
2:wadnaha oo ad leyga qabto waxad moda in qanjaruufo lagaga hayo
3:haddi an raboodo inan labiisto on magalka ad isdhaho culus ad uweyn ba labta iga koora
3:marmarka qarneh wan iska oyaa oo sabab LA an ah wana isweydiya maxad u oysay
maxad walalayal talk ilah bahayee idiinkan talk idinka sugaa insha Allah
Title: Re: Su'aal: Wadna xanuun iyo wadna garaac jogto ah?
Post by: Awil5 on July 19, 2016, 12:32:57 PM
Faysal allaha ku caafiyo wll cafimadkana allaha bixiyo wll waxana kugula talinayaa in aad qur'anka kariimka ah aad isa saarto walba sida culumadu inoo sheegto 3 cir gaduud ama 7 cirgaduud in sha allah wad bogsan dontaa habenkina ha iloobin adkaarta in aad aqriso wll
Title: Re: Su'aal: Wadna xanuun iyo wadna garaac jogto ah?
Post by: SomaliDoc on September 16, 2016, 09:11:55 PM
Astaamaaha aad tilmaamayso waxay u egyihiin in Jinn uu jiro, marka talada asxaabta qaado oo quraan halagu saaro, adigane akhrintiisa badi, allane bari.
Waxay kaloo u egtahay nooc ka mid ah xanuunada nafsiga ee welwelka iyo murugada xiriir la leh, astaamaaha aad tilmaantay oo idilne qofka wuu yeeshaa, maadaam murugo iyo welwel ay jirtane gaaska wuu kugu kici karaa sida Abdiselam uu ku sheegay.

Marka quraanka bilaw, dhakhtar aqoon u leh xanuuanda nafsiga ahne la xiriir.