Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Cudurrada Caruurta => Topic started by: SomaliDoc on December 12, 2018, 08:58:55 PM

Title: Astaamaha Diiqada / Niyadjabka Caruurta.
Post by: SomaliDoc on December 12, 2018, 08:58:55 PM
(http://somalidoc.com/Topics/boocboocsi.png)

Bismillah,

Casharkeenu maanta wuxuu ku saabsan yahay stress-ka ama niyadjabka ay la kumaan caruurta iyo siyaabaha lagu fahmo, midka ku dhaco dadka waawayn horay ayaan uga hadalnay ee halkaan ka akrhiso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=878.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=878.0).

Dad badan waxay aaminsan yihiin in caruurtu aysan diiqad iyo niyadjab toona aqoon maadaama ay yar yihiin oo wax ay ka fakaraanba aysan jirin, laakiin taasi waa fikrad khaldan. Caruurta way u nugul yihiin stress-ka, wayna dhib badan tahay in si sahlan lagu ogaado hadduusan waalidka aaminsanayn in caruurtiisa stress ku dhici karo.

Waxyaabo fudud oo dadka waaweyn u adkaysan karaan ama la tacaali karaan ayaa caruurta niyadjab u keeni karo, laakiin waxyaabaha ugu badan ee caruurta saameynta ku reebo waxaa ka mid ah:


Waxyaabaha lagu fahmo inay ilmuhu niyadjab la soo darsay ama xaald stress ah ku jiraan waxaa ka mid ah:

Sidee waalidka ula tacaali karaa caruurta nuucaan ah?

Akhriso qoraallo muhiim ah oo la xiriiro casharkaan.
Caruurta oo la garaaco: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6496.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6496.0)
Caruurta oo la xabiso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4049.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4049.0)