Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Qodaxcade on October 06, 2020, 09:43:32 AM

Title: SU'AAL: KAADI HAYSTA AYAA I BARARTA?
Post by: Qodaxcade on October 06, 2020, 09:43:32 AM
ASSALAAMU CALAYKUM,
Dr aad ayaan kaaga mahadcelinayaa dadaalkaaga aad ku caawinayso ummada soomaaliyeed,
Anigu waxn ahay wiil dhalinyaro ah, waxaan illaa muddo fog isku arkay in KAADI HAYSTU I BARAR TO MARKA kaadi i hayso, waxoogaa kadib na barar ku wuu yaraanayaa, kaadidu ima gubto, waan ceshan karaa lkn kaadihaysta ayaa i bararaysa xanuun yar na way leedahay, markaan kaadiyo kadibna dhowr daqiiqo bararkii iyo xanuunkiiba way yaraanayaan, Wali dhakhtar ma'aadin,
Sidaas darteed dr XAALKAYGU WAA SIDEE? MA INFECTION BAA I HAYYA?, MA CUDUR KALE AYAA JIRA?
MAXAAD IGULA TALIN LAHAYD?
   MAHADSANID DR.
Title: Re: SU'AAL: KAADI HAYSTA AYAA I BARARTA?
Post by: Milica_soomali on December 05, 2020, 01:54:23 PM
(http://s01.flagcounter.com/mini/ezoj/bg_FFFFFF/txt_dddddd/border_ffffff/flags_1.jfif)


ilaahay haku barakeeyo!