Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Awabdi on April 13, 2016, 09:29:44 AM

Title: Su'aal: Naag cado qabto hadad u galmooto?
Post by: Awabdi on April 13, 2016, 09:29:44 AM
naagtada oo caado qabta hadad mar ama labo ku qaldanto.. ama ruuxu uusan aqoon uleeyahayn xaaramaynta diinta ka sokoow maxaa caafimaad dari ah oo laga qaadi karaa?
Title: Re: Su'aal: Naag cado qabto hadad u galmooto?
Post by: SomaliDoc on April 29, 2016, 09:12:03 PM
Horay ayaan su'aashaan uga jawaabnay ee ka akhriso halkaan:
Jawaab1: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3817.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3817.0)
Jawaab2: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6841.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6841.0)
Jawaab3: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6363.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6363.0)