Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kall on January 03, 2017, 05:44:21 PM

Title: Su'aal: Nabro iiga soo baxo garbaha iyo duudka?
Post by: Kall on January 03, 2017, 05:44:21 PM
  :)
Nabad miyaa . Waxaan salaamayaa dhakhaatiirta . Aniga Waxaa igu adag sida loo isticmaalo bogga.


Aniga Waxaa dhib igu haayo nabro iiga soo baxo garbaha iyo duudka  ( wounds shoulder) ee sideen ugu hurtagaa ? Nabraha waa nabro yar  :)
Title: Re: Su'aal: Nabro iiga soo baxo garbaha iyo duudka?
Post by: SomaliDoc on March 31, 2017, 07:41:15 PM
Nabraha waxaa lagu garta aragti ee fadlan la xiriir dhakhtar.