Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashom on March 11, 2016, 08:18:28 PM

Title: Su'aal: Waxaa wajigeeyga bedelay qoraxda?
Post by: Ashom on March 11, 2016, 08:18:28 PM
 Waxaa wajigeeyga bedelay qorax da

Jirkeeeyga waa Kala nuuc
Wajiga iyo gacmaha waa madoow inta kalena waa cadaan anigana waxaan ahay qof cad calaashaan dhiig furan
Sideebaa qoraxda madawga ee  Ku saartay loo tiraa ama loo ba'shaa
Manarabo wax karem ah ama kiimiko leh .waxyaabo dabiici ah ii tilmaan doctor hadeey jiraan.
Sidoo kale sideebaa u yareeyn karaa  dhidid Ka badan
Thank you
Title: Re: Su'aal: Waxaa wajigeeyga bedelay qoraxda?
Post by: SomaliDoc on March 25, 2016, 09:20:54 PM
Akhriso talooyinka ku xusan qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6318.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6318.0.html)