Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: AdamAli on January 18, 2021, 10:34:30 AM

Title: Maxaa Keena Nabarada Ku Dhaca Qaybta Hore ee Xubita Taranka?
Post by: AdamAli on January 18, 2021, 10:34:30 AM
Assalamu Calaykum!

Waxa aan isku arkay nabaro aan jeexdimo ah oo marka ay xubinta taranka kacdo dhiig yeelanaya balse aan xanuun igu hayn. Qaar kamid ahi way iska bogsadeen xaga qaar kamid ahina weli ixanuunayaan. Dhinaca kale xiniinta bidix way waxaan kadaremayaa culays iyo dherer saaid ah sida buur buur iyo in ay biyo kujiraan oo kale. Intii aan waxan isku arkay waxaad moodaa in hamadaydu hoos udhac kuyimid.

Markaa waxaan dhakhtarka waydiinayaa sababaha iyo sida loodawaynayo iyo weliba hadii aan ubaahanahay inaandhalhtar bookhdo halkee wadanka la aadi karaa oo ugu fiican.

Waad mahadsantahay.
Title: Re: Maxaa Keena Nabarada Ku Dhaca Qaybta Hore ee Xubita Taranka?
Post by: Milica_soomali on January 19, 2021, 11:40:33 AM
(http://s01.flagcounter.com/mini/ezoj/bg_FFFFFF/txt_dddddd/border_ffffff/flags_1.jfif)