Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: khadarkm5 on September 10, 2008, 02:36:41 PM

Title: Su'aal (Qandho xilliyada qabowga)
Post by: khadarkm5 on September 10, 2008, 02:36:41 PM
waan qandhadaa xiliyada qabowga
Title: Re: Su'aal (Qandho xilliyada qabowga)
Post by: SomaliDoc on December 25, 2008, 09:44:57 PM
Warbixin faahfaahsan naga sii qandhadaada, waqtiyada ay ku qabato maalintii, calaamadaha la socdo iyo in aad daawo u isticmaasho iyo in kalaba.