Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed nuur on June 28, 2017, 05:22:16 PM

Title: Su'aal: Daawooyinka la dhoho PDE5?
Post by: Ahmed nuur on June 28, 2017, 05:22:16 PM
Asc doctor waxan ahay wiil somaliyeed magacaygu waa axmed nuur waxaan rabaa in aan ku waydiiyo daawooyinka la dhoho PDE5 ee loo qaato kacsi xumida ma keeni karaan infertility bacrimid la'aan ama in ay xaasku uur qaadi waydo, iga jaahil bixi doctor adoo mahadsan
Title: Re: Su'aal: Daawooyinka la dhoho PDE5?
Post by: SomaliDoc on April 27, 2018, 08:06:06 PM
Maya, daawooyinkaan ma keenaan in haweentu uur qaadi wayso ama ugxantu bacrimis wayso..