Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Amka12 on June 30, 2020, 07:03:08 PM
-
Asc Doctor waa idin salamaya bacdul salaan waxaan ilaa lix bilood I hayo markan habenki hurdada aan seexdo habeenki oo dhan waan riyoonaya indhaha unbaa isku hayaa maskaxda dhan ma seexanayso subaxi anoo daalan baan soo kacaa maxa igu caawin kartaan walalah