Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed_Carab on June 26, 2018, 01:56:21 PM

Title: Su'aal: Waxa soomaalida ay u taqaan "Ilkow"?
Post by: Ahmed_Carab on June 26, 2018, 01:56:21 PM
Asc .. bahda Somalidoc .. jazaakumu allahu kheyran.


Maxaa ka jira waxa somalida ay u taqaan "ilkoow", markey caruurta gaaraan xiliga uu ilkaha usoo bixi rabo waa ay xanuunsadaan oo shubmaan markaa waalidka wuxuu dhahaa ilkoow baa hayo ee halaga soosaaro ... sidaa ayaa looga soosaaraa markaasuu canuga fiyoobaadaa; waa sideey hadalka u dhigaane'e?
Title: Re: Su'aal: Waxa soomaalida ay u taqaan "Ilkow"?
Post by: SomaliDoc on January 16, 2019, 01:53:17 PM
Qoraal faahfaahsan ayaan kaga hadalnay arintaan ee halkaan ka daalaco: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2700.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2700.0)