Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Qays on June 08, 2011, 10:00:29 PM

Title: Su'aal: Sida loo yareen karo dhibaatada cudrka sonkurta?
Post by: Qays on June 08, 2011, 10:00:29 PM
asc waxaan rabaa inaan wax ka ogaado sida loo yareen karo dhibaatada sunkurta qofka ku dhacda iyo cunada u habopon in loo siticmaalo.
Title: Re: Su'aal: Sida loo yareen karo dhibaatada cudrka sonkurta?
Post by: SomaliDoc on June 09, 2011, 10:37:51 PM
Warbixinno badan oo aan kaga hadlayno cudurka kaadimacaanka ama sonkorowga sida dadka qaar ay u yaqaanaanba ayaa ka buuxa boggaan, haddii aad ka baaratane si sahlan ayaad uga heli kartaa.

Fadlan inta aadan s'aal weydiin hubi in warbixinta aad dooneyso in horay looga haday iyo in kale.

Qoraallo muhiim ah oo ku saabsan cudurka Sonkorowga: